ee gobolka Gedo ay shalay fashiliyeen gaari laga soo buuxiyey waxyabaaha Qarxa oo la doonaysay in ay degmadaasi weeraro looga gaysto, ayaaa waxaa soo baxaya faah faahinno dheeraad ah oo…
2023
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa gaaray degaanno iyo fariisimo ay Ciidanka Millateriga ku leeyihiin Gobolka Shabbeellaha dhexe ee Maaamulka Hirshabeelle.Masuuliyiinta ayaa gaaray degaanka Biyacadde oo ka tirsan Gobolka…
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed.Garoonka diyaradaha Shaati Gaduud Wafdiga…
Allah ha u naxariiste, waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday nabaddoon iyo siyaasi Cali Ugaas Cabdulle, sida ay xaqiijiyeen ehelkiisa iyo mas’uuliyiinta dowladda federaalka.Cali Ugaas Cabdulle ayaa muddoonyinkan ku xanuunsanaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa sheegay in howlgal wadajir ah Al-Shabaab looga saaray kaymaha Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellaha Dhexe, islamarkaana khasaarooyin culus lagu gaarsiiyey.War-saxaafadeed kasoo baxay ATMIS…
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah la qaatay Mudane Alexio Musindo Agaasimaha…








