Maamulayaasha Israel ayaa sheegay maanta oo Axad ah inay Dooni aysan cidna la soconin ku soo caarisay xuduud-baddeedka Israel ee Badda Mediterranean Sea, gaar ahaan Xeebaha magaallada loo dalxiis tago…
2023
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ka dhacay magaalada Ankara-Turkiga, kaas oo geystay khasaaro kala duwan, waxaana ay tacsi u diray dadkii ku dhintay weerarkaas iyo qoysaskooda.“Jamhuuriyadda…
Kadib kulan ay ku yeesheen degaanka Wara-dhumale ee Gobolka Galgaduud, Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka, Wasiiro katirsan Xukuumadda Soomaaliya ,Siyaasiyiin horay xilal kala duwan uga soo qabtay dowladda Soomaaliya iyo Maamulada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi, iyagoo ka wada hadlay xiriirka…









