Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay degaano kuyaalla Koonfurta Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas oo ay u sugnaayeen Xubno katirsan Al-Shabaab.…
Yearly Archives
2023
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dowladda Turkiga kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Turkiga Ibrahim Mete Yagli oo uu wehliyo Taliyaha Dugsiga Tababbarada Ciidamada ee…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Mas’uuliyiin oo kormeeray Ciidanka koofurta Mudug kula dagaalamaya AL-Shabaab
written by Warsan Radio
Wasiirada arrimaha gudaha, Kalluumaysiga, Xildhibaano ka Tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Galmudug iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer dhiirigalin ah ugu tagay Ciidamada AL-Shabaab kula dagaalamaya duleedka degaanka Shabeellow ee koonfurta…









