Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
2023
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdinuur Daahir Fiidow ayaa dugsiga tababarka C.X.D.S ee Turk-Som tababar uga furay dhallinyaro da’yar ah oo kusoo biiray ciidanka Xoogga dalka, kuwaas oo casharada tababarkooda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Luuq ee Gobolka Gedo Cali Kadiye iyo Guddoomiye ku-xigeenkii koowad ee degmadaas Jeelle Xuseen…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas oo lagu wado in uu kulamo kula qaato Madaxweynaha…