Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kulan u jeedkiisu yahay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya labada dal gaar ahaan gargaarka bini’aadannimo la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya…
Yearly Archives
2023
Xubno kamid ah noqonaya Golaha degaanka Magaalada Jowhar oo Maanta la doortay
written by Warsan Radio
Waxaa Maanta Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle markii ugu horreysay muddo 32 sano ah kadib ka dhacday doorashada 13 Xubnood oo kamid noqonaya Golaha degaanka magaalada Jowhar. Munaasabadda…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Talisyada Ciidanka Xoogga iyo kan AFRICOM kala hadlay ka dhanka ah Al-Shaabab
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kulan kula qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon iyo Korneyl David J.Haskell oo ah Taliyaha Howlgalka Africom…









