Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Feysal Caraale Afrax ayaa kormeer ay ugu kuur-galayeen xaaladda amni ee Caasimadda…
2023
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, dhameystirka fariisinta Goleyaasha deegaanka degmooyinka Puntland, Mashaariicda Horumarinta Puntland iyo qodob kale.Madaxweynaha Puntland,…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre.Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa lagu soo Bandhigay…
MW Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maata magaalada Brussels ee dalka Belgium kaga qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Khudbad oo ka jeediyay…
Inastoo Milliteriga Masar wadaan baaritaanka Gantaalkii iyo Diyaaradii Daroonka ee shalay ku dhacay magaallooyinka Daaba & Nuyabac ayaa waxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Israel soo saartay Bayaan ay iskaga fogeynayaan…
Madaale oo dhagax dhigay Xarunta Hawlgalka Degdega ee Caafimaadka Dadweynaha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay xarunta Hawlgalka Degdega ee Caafimaadka Dadweynaha Gobolka Banaadir.Dhagax-dhigaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Agaasinka Caafimaadka…
Golaha Barlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo maanta fadhigii labaad ku ansixiyay Miisaaniyad sanadeedka 2024-ka ee Hirshabelle taas oo dhan $20,013,662.99 Million.Kulanka oo su’aalo ku bilowday xildhibaanadu soo jeediyeen iyo wasiirka…









