Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ee ku sugan magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta kusoo dhigay Nin la sheegay inuu Bam gacmeed ku tuuray saraakiil…
2023
Shirkadaha Isgaarsiinta ee ka hawlgala dalka Masar ayaa xaqiijiyey inay Adeegyada Isgaarsiineed gaarsiin doonaan dadka ku nool magaalladda Qasa ee lagu hayo Duqeymaha, lagana jaray Nooc kasta oo Isgaarsiinta Casriga.Afarta…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo Dhalinyarada Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, halkaasi oo uu shalay gaaray Lafta-gareen.Madaxweyne Cabdicasiis…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29 October 2022-kii ayaa sheegay in Hay’addu iyo shacabka Soomaaliyeed diyaar…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil sare u magacaabay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan.Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay Sannadguurada 100-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Jahmuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga.Ra’isul Wasaare Xamsa oo hadal ka jeediyey…
RW Xamse Barre oo ka qaybgalay munaasabada Xuska duulaankii waxbarashada 29 Oktoobar
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in weerarkii Alshabaab ku qaadeen Waxbarashada 29kii bishii Oktoobar ee sanadkii hore ay dowladdu ka bixisay jawaabo deg-deg ah.RW Xamse…









