Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay sii wadayaan duqeymaha ay ka geysanayaan duleedka xerada qaxootiga ee Al-Shati, oo dhacda galbeedka magaalada Qasa.Waxa ay sheegeen in howlgalladooda ciidan ay ka mid…
Yearly Archives
2023
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay ku fatahay deegaannada Buula-mareer iyo Golweyn ee gobolka Shabeelaha hoose, waxaana sawiro halkaas laga soo qaaday muujinayaan saameynta fataahadda. Dadka degaanka ayaa soo…
Eedaysane la sheegay in degmada Guriceel uu ku dilay Ganacsade oo gacanta lagu dhigay
written by Warsan Radio
Ciidamada ammaanka Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay Eedaysane la sheegay in dhawaaan uu dil ka gaystay Gudaha Magaaladaasi, kadibna baxsaday.Hawlgallo ay sameeyeen Ciidamada Amniga ayaa waxaa…









