Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac…
Yearly Archives
2023
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amar siiyay Maamulada Gobolada Sh/ Dhexe iyo Hiiraan
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo u kuurgalayay saameynta ka dhalatay roobabkii maalmahaan ka da’ayay Magaalada Jowhar ayaa maanta booqday qeybo kamid ah xaafadaha Magaalada Jowhar. Madaxweynaha oo kormeerkiisa ay…









