Maalmihii la soo dhaafay waxaa Magaalada Muqdisho ka taagan caqabado ka dhashay amarka kasoo baxay Hay’adaha Amniga oo ku saabsan in Goobaha Ganacsiga lagu xiray Kaamirooyinka wax duuba ee CCTV.…
Yearly Archives
2023
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la sheegay in uu kulan wadatashi ah ugu yeeray inay ku yimaadaan Xarunta Madaxtooyada Guddoonka Golaha Wakiilada Maamulkaasi Puntland. Kulanka ayaa wararka…
Ururka 48aad guutada 10-aad Qaybta 43-aad Ciidanka Xoogga dalka ee fadhigoodu yahay magaalada Buurdhuubo ayaa howlo samata-bixin ah u sameeyay shacabka ay saameeyeen fatahaaduhu. Ciidankaan ayaa shacabka u sameeyey gurmad,…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay Kaddib Shirkii Isbeddelka Cimilada
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib shirkii caalamiga ahaa ee isbeddelka cimilada (COP28) oo uu kaga qeyb-galay dalka Isutagga Imaaraatka Carabta.…








