Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
2023
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay Go’aanka Madaweyne Deni uu uga tanaasulay doorasho Qof iyo Cod
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho ay heshiis ku yihiin dhinacyada siyaasadda iyo go’aanka Madaxweynaha…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa xalay booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia. Wasiirka oo ay…
Deni oo Golaha Wakiilada u gudbiyay oo soo saarista Lifaaqa 5-aad ee Dastuurka
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Golaha Wakiilada Maamulkaasi u gudbiyay soo saarsaarista lifaaqa 5-aad ee dastuurka ee Maamulka Puntland, sida uu ku caddeeyay wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.…