Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ah written by Warsan Radio 01/08/2024 Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Sharciga Maareynta Qandaraasyada iyo Heshiis Is-afgarad oo ku saabsan Iskaashiga Arrimaha la-dagaallanka Musuq-maasuqa ee u dhexeeya hey’adaha kor-joogteynta Soomaaliya iyo Sucuudi Carabiya.Shirka Golaha oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale lagu ansixiyey Istaraatiijiyadda Qaran ee 2024-2027 ee ka hortagga iyo la-dagaallanka fikirka xagjirka ah ee rabashadaha wata oo ay Golaha u soo gudbisay Xarunta Qaran ee Tubsan.Golaha Wasiirrada ayaa dhinaca kale ka dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga Warbixinno ku saabsan amniga guud ee dalka, gaar ahaan xasillinta iyo guulaha laga gaaray xoreynta goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan Al-shabab. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ah was last modified: August 1st, 2024 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo maanta gaaray degmada Ceel-Baraf ee Gobolka Shabeellada Dhexe. next post Dowladda Soomaaliya oo sheegtay tirada dadkii ku dhintay iyo kuwii dhaawacmay qaraxii xalay ka dhacay Liido. You may also like Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo doortay gudoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen 05/07/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/04/2019 Akhriso+Sawieo:-Wijigii labaad oo galay shirkii looga hadlaayay tamarta dalka. 21/08/2019 Madaxwaynaha Somaliland Muse Biixi oo booqday magalada Burco 18/08/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 18/08/2020 Kongareeska oo ansixiyay guushii Joe Biden 07/01/2021 Akhriso:-Booliska Soomaaliya oo weerar, garaacis iyo qalab ka qaadis ugu geystay suxufiyiin magaalada Muqdisho 04/11/2019 Akhriso:-Cali Maxamed Geedi oo maanta Muqdisho xarriga uga jaray xarunta dhexe ee Xisbigiisa uu hoggaamiyo 09/10/2019 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 19/02/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 26/09/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.