Dowladda Soomaaliya oo sheegtay tirada dadkii ku dhintay iyo kuwii dhaawacmay qaraxii xalay ka dhacay Liido. written by Warsan Radio 03/08/2024 Booliiska Soomaaliya ayaa war ka soo saaray qaraxii xalay ka dhacay dagmada Cabdicasiis gaar ahaan xeebta Liido.Afhayeenka Booliiska Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qof naftii halige ah uu isku qarxiyay barxadda xeebta halkaas oo ay dad badan ku caweynayeen, ‘’Shaqsi ka tirsan Khawaarijta ayaa si toos ah u weeraray dhalinyaro intooda ku dalxiisaysay xeebta liido’’ ayuu yiri afhayeenka booliiska.Dhanka kale afhayeenka ayaa sheegay tirade dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxii xalay ee xeebta liido, isagoona tirade dhimashada ku sheegay 32 qof halka dhaawacana u uku sheegay 63 qof.Afhayeenka booliiska ayaa sidoo kale soo hadal qaaday in ay qabteen gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay kaas oo yaalay meel aan sidaa uga fogeyn xeebta, waxa uuna sheegay in ay qabteen ninkii gaarigaa waday oo dhaawac ah. Dowladda Soomaaliya oo sheegtay tirada dadkii ku dhintay iyo kuwii dhaawacmay qaraxii xalay ka dhacay Liido. was last modified: August 3rd, 2024 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ah next post Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS ayaa Maanta xarunta gurmadka Qaran ku shir guddoomiyay kulan kooban You may also like Ciidanka Kumaandooska Gor Gor oo Sheegay inay dileen xubin sare oo AL-Shabaab ka tirsan 20/11/2023 DHAGEYSO:-PROF:MAXAMED CUMAR DHALXA OO KULA TALIYAY GUDOOMIYHA B.F.S IN UU SI SHARAF LEH UGA TAGO GUDOONKA 08/04/2018 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 21/04/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 09/06/2022 Raysal wasaare Rooble oo furay shirka guddiga qaban qaabada shirka wadatashiga doorashada 15/02/2021 Dhageyso;- Barnaamijka Bandhiga Warsan 13/07/2022 Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Waxyaabaha Maanka dooriya & dad isticmaalayay 22/02/2022 Khasaaro ka dhashay roob dabeylo wata oo ku dhuftay deegaano ka tirsan Puntland. 23/11/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 14/09/2022 Dowladda UK oo ku baaqday in la sii waddo wadahallada si loo dhameeyo khilaafka doorashada Soomaaliya 13/03/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.