
Kulanka ayaa waxa goobjoog ka ahaa wasiirka Caafimaadka, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Wasiiro iyo xubno kamid ah gudiga arrimaha Bulshada Baarlamaanka JFS,
Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa sheegay in gurmadku u socdo sidii loogu tala galay wixii soo kordhana la wadaagi doonaan Bulshada Soomaaliyeed.
