
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda
K/Galbeed Maxaad Maxamed Ciise oo ay weheliyaan Odayaasha Dhaqanka Gobolka ayaa Madasha Furay.
Waxaana Gogoshan Looga hadlidoonaa hanaankii loo mari lahaa magdhowga Dadkii labada dhinac uga geeriyooday Dagaalka iyo Xalkooda.