Maamulka Degmada Xudur iyo Kan Gobalka Bakool oo ka qeybgaley kulan kusaabsan Qoritaanka sharciga ka hortagga leexsiga Kaalmada Bani’aadanimada written by Warsan Radio 14/08/2024 Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud, kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Bakool Cabdulaahi Maxamed Nuur Isnake, Isku-duwaha arimaha Samafalka ee Gobolka Maxamed Macalin Axmed ayaa ka qeybgaley kulan kusaabsan Qoritaanka sharciga ka hortagga leexsiga Kaalmada Bani’aadanimada oo soconn doono muddo Labo maalmood ah.Sidoo kale waxaa kasoo qeybgaley Xubno katirsan maamulka Degmada Xudur, maamulada Degmooyinka Tiyeeglow, Rabdguure, iyo qeybaha kala duwan ee ururada Haweenka, Dhalinyarada iyo Odayaasha dhaqanka. Maamulka Degmada Xudur iyo Kan Gobalka Bakool oo ka qeybgaley kulan kusaabsan Qoritaanka sharciga ka hortagga leexsiga Kaalmada Bani’aadanimada was last modified: August 14th, 2024 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay xafiiska Laanta 8-aad oo Hay’addu ku yeelanayso magaalada Laascaanood. next post SOOMAALIYA IYO MASAR OO KALA SAXIIXDAY HESHIISKA ISKAASHIGA DIFAACA IYO AMNIGA You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 13/06/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 27/07/2022 Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ku Amray Ciidamada Inay Ka Amarqaataan Xukuumada 27/12/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 12/09/2020 Mareykanka oo shaaciyey lacagta ay doorashooyinka Somalia ku bixinayaan iyo xilliga ay tahay inay dhacaan 08/05/2020 DHAGEEYSO;-Warka Caawa ee idaacada Warsan Baydhabo 08/12/2016 SAWIRO:- Shirka Golaha Fulinta Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa ka furamay magaalada Muqdisho 07/12/2022 Ciyaaraha Olombikada oo si rasmi ah uga furmay magaalada Tokyo 23/07/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/11/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Radio Warsan 05/07/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.