Daawo wareysi aan layeelanay Jamila Mohamed oo ah gabadhii ugu horreysay ee xijaaban oo kasoo muuqata telefishinnada Kenya, waana tifaftiraha Citizen TV. Waa tusaale dhiirrigelin leh oo muujinaya in haweeney somali ah ay noqon karto hooyo iyo hoggaan saxaafadeed gudaha Geeska Afrika.
Monthly Archives
July 2025
-
ARIMAHA BULSHADA
Dabaaldegyada Xorriyadda iyo Hal-abuurka Ganacsiga | Bilan Media.
by abdalleyahye July 1, 2025Dhallinyarada Soomaaliyeed ee xoogsatada ah ayaa xilliyada dabaaldegyada maalmaha xorriyadda ka faa’iideysta fursadaha ganacsi ee soo baxa, iyagoo hal-abuur iyo dadaal ku sameeya dhaqaale. Qaar ka mid ah dhallinyaradan ayaa…
Older Posts

