Raysal Wasaaraha Spain, Pedro Sanchez ayaa ku tilmaamay qulqulka muhaajiriinta faraha badan ee Jasiiradda Ceuta duulaan ka dhan ah Spain. Tobanaan kun oo qof ayaa Khamiistii gaaray Jasiiradda Ceuta ee…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa aasaasay isbahaysi cusub oo qorshuhu yahay in lagu la dagaalamo Xuutiyiinta Yemen ee dagaalka ka furay marin biyoodka Bab El-Mandeb iyo Badda Cas. Xoogaga Xuutiyiinta ayaa 20-kii…
Ra’yi ururin aan rasmi ahayn ayaa muujisay in Grynspan oo u dhalatay Costa Rica ay hoggaanka u hayso tartanka loogu jiro xilka Xoghayaha Guud ee xiga ee Qaramada Midoobay. haweeneydii…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo khudbad uu ka jeediyay fadhi wadajir ah oo ay yeesheen…