iyadoo Mudoo yinkii Denbe hadal xeenta Magalada Baydhbo Siween loogu hadal Xeeyey In ay  Xildhibaano Qaar ay ka Keeneyaan Mooshin Xilka Loogu qaadeyo  madaxaeweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Shariif Xasan Sheekh adan .
Taliyaha Ciidmada Booliska Gobolka Bay korneer Maxad C/raxamaan Adan ayaa Ugu Baaqey Ku Dooneya In ay Rabshado ay Ka Geeystaan Magalada Baydhbao in ay san taasi Dhici karin Isgoona Ugu Baaqey In aysan arintaasi Iska daayan rabshadaha  Ay soo Cawiyaan Walaaloxooda  Abaarta Saamey Ayuu yiri.
Taliye Mahad, ayaa hadalkan Uu ka Jeediyey Xaflada Lagu taagyareyey Musharaxa Madaxaweyne Dalka Soomaliya  Shariif Xasan Sheekh adan  oo ay Ka dhacadey Magalada Baydhabao Ee Haruunta Gobolka Bay .
Wariye Feysal Dhayow Xuseen
								
 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						