magaalada marka iyo dhammaan deegaanada koonfur galbeed somaliya waxaa laga diyaariyey barnamij xiiso badan oo kubaxaayo af maay maay waxaana looga hadli doona maamulka koonfur galbeed oo aan kuburaarugsaneyn arimaha hatan kasocoda koonfur galbeed waxaana idin soo diyaariyey weriye jeylaani shuceyb waxaana kala qeyb galey madey iyo cali hariimow dhagaysi wanaagsan