Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta oo sabti ah magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Baay, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiye ku-xigeenkii hore.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen ayaa waxaa xilka Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Baay ee Koonfur Galbeed loogu magacaabay Isaaq Maxamed Isaaq oo bedelaya Guddoomiye ku-xigeenkii hore.
Sidoo kale Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa isla Maanta magacaabay Guddiga adeega Garsoorka deegaanada Maamulkaas .
Guddiga uu magacaabay Lafta-gareen ayaa ka kooban 7-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Axmed Cali Muuse, isla markaana waxaa qeyb ka ah Guddiga Xeer ilaaliyada guud ee Koonfur Galbeed Aadan Mukhtaar Suuriye.
Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.



1 comment
Welcome regarding that mesmerizing kingdom involving WM CASINO, where stimulation meets lavishness inside all match individuals compete in. My website
presents an absorbing adventure using state-of-the-art innovations and attractive designs that take you throughout one universe
concerning perpetual opportunities. Though you’re an veteran player otherwise novel toward
this scene, WM CASINO owns something unique for each person.