Dalal raadinaya inay ku biiraan NATO written by Warsan Radio 11/05/2022 Dalalka Finland iyo Sweden ayaa la filayaa in ay codsadaan inay ku biiraan gaashaabuurta NATO dabayaaqada bishan. Arrintan ayaa jawaab u ah duullaankii Ruushka ee dalka Ukraine. Labada waddan ayaa sheegay in falalka Moscow ay beddeleen hanaankii amniga ee Yurub, iyada oo hanjabaadda Ruushka ee adeegsiga hubka nukliyeerka ay uu baahan tahay is difaacid si wadajir ah loo sameeyo, taas oo NATO ay dammaanad qaadi karto.Sharci-dejiyeyaasha Finland ayaa ka doodaya ku biiridda gaashaanbuurta, ka dib dhowr qoraal oo dhinaca amniga ah oo horaantii bishan soo baxay. Go’aan ayaa la filayaa maalmaha soo socda.Wasiirka Arrimaha Yurub ee dalka Finland Tytti Tuppurainen ayaa VOAda u sheegay in ay iska caddahaay in wax walbaa isbeddeleen illaa markii Ruushku uu bilaabay dadagaalka Ukraine.Tuppurainen ayaa sheegay in doodaha baarlamaanka ee gudbinta codsi rasmi ah horumar weyn laga sameeyey.Xisbiga Social Democrat ee dalka Sweden ayaa la filayaa inuu go’aan codsi ku biiridda NATO ah uu ku dhawaaqo 15ka bishan May. Labada waddan ayaa ka fikiraya in hal marka ay codsiga wada gudbistaan. Dalal raadinaya inay ku biiraan NATO was last modified: May 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Akhriso:- Magacyada Musharrixiinta Maanta khudbadaha jeedinaya next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Kooxo hubeysan oo dad ugu geystay Gaalkacyo dil iyo dhaawac 16/07/2022 Akhriso:- Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo jawaab degdeg ka bixiyay mowqifka Hirshabeelle uga laabatay go’aankii Kismaayo 19/09/2018 Dhageyso:-Dowlada federaalka soomalia ayaa shaacisey lacagta canshuuraha laga qaadi doono ajaanibta 08/07/2017 Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka 15/06/2022 Dhageyso:-Qeybta 11 aad ee Barnaamijka Barakacayaasha 31/07/2020 Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Colaada Laas-Caanood 08/02/2023 Guddoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo gaartay xarunta golaha shacabka. 15/08/2020 DEG DEG: Weerar lagu qaaday Bar-Koontorool oo laga ilaaliyo garoonka Aadan-Cadde 23/03/2022 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/01/2019 Dhageyso:-Dood ku saabsan Qoysaska Noloshooda ku maareyn jirey Kaarka Suulsaarka ee hada ka go’a waa sidee noloshooda? 26/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.