Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya written by Warsan Radio 18/05/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu maanta Muqdisho kula kulmo oo uu si shakhsi ah ugu hambalyeeyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka xog wareystay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa.Waxaana ay ka wada hadleen sida ugu wanaagsan ee Qaramada Midoobay ay u sii wadi karto taageerada ay siiso Soomaaliya iyo dadkeeda. Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like IMF oo taageera siinaysa dalalka ay saameeyeen colaadaha oo ay Somalia ku jirto 16/10/2023 Rai’sul wasaaraha UK oo aan ka qeyb gali doonin aaska amiir Philip 11/04/2021 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 24/02/2022 Wufuud uu kamid yahay Madaxweynaha Jabuuti oo kusoo wajahan Muqdisho 28/12/2022 DHAGEYSO BARNAAMIJKA MAY KOOCUSUB EE WARSANRADIO IYO CAWA. 18/02/2017 Daalibaan oo ugu baaqay dadka xirfadda leh inaysan ka tegin dalkooda 25/08/2021 Duubabka dhaqanka Hirshabeelle oo si diirran loogu soo dhaweeyay Jowhar 22/10/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 06/10/2020 Saddex nin oo burcadnimo loo haysto oo lagu qabtay Muqdisho (SAWIRRO) 02/01/2021 Dhageyso:-Warka Caawa ee Idaacada Warsan 25/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.