Itoobiya oo War kasoo saartay dadkii lagu dilay Galbeedka dalkaas written by Warsan Radio 21/06/2022 Raiisal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha dibada Itoobiya demeke mekonnen ayaa ka Tacsiyeeyay Dadkii lagu Xasuuqay Galbeedka Gobalka wallega ee Degaanka Oromia.Demeke waxaa uu sheegay inaan loo Dulqaadan doonin in Maalin walba dadka Shacabka ah la xasuuqo, isaga oo sheegay inay tallaabo qaadi doonaan.Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in dowladda Itoobiya ay qaadi doonto tallaaboouin horleh oo looga hortagayo in xasuuq kale uu dhaco si dad aan waxba galabsan loo dilin.In ka badan 260 Ruux ayaa lagu dilay colaad u dhaxeeysa qowmiyado wada dega Galbeedka Gobalka wallega ee Degaanka Oromia de dalka Itoobiya. Itoobiya oo War kasoo saartay dadkii lagu dilay Galbeedka dalkaas was last modified: June 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Deni & kuxigeenkiisa oo heshiis horudhac ah ka gaaray khilaafka next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Puntland oo dil toogasho ku xukuntay Shabakad ku eedaysan Shabaabnimo 21/06/2022 Madaxweyne Trump oo si lama filaan ah usoo jeediyey in dib loo dhigo doorashada Mareykanka 30/07/2020 Human Rights watch oo Dowladda Maraykanka ku eedeysay inay xad gudubyo shacab ka geysatay Soomaliya 17/06/2020 Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 26/08/2022 Dowladda Somalia oo Madaxweyne KMG ah u aqoonsatay Axmed Madoobe 14/06/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 27/05/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 01/06/2020 Dhageyso:- Ku simaha madaxweynaha dowlada koonfur galbeed ayaa manta xariga ka jarey dhismo cusub oo loogu tala galey in lagu xanaaneeyo dadka dhimirka loogu jiro 12/07/2016 China ” waxaa naga go’an in aan heer sare geyno xiriirka nagala dhaxeeya Soomaaliya 13/11/2020 Kursi ka mid ah Xildhibaanada gobolada Waqooyi oo Muqdisho lagu doortay 05/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.