Ganacsade lagu dilay Muqdisho written by Warsan Radio 16/07/2022 Ganacsade caan ka ah magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Sheekh Cabdi Faniinte ayaa xalay lagu dilay tabeelaha Sheekh Ibrahim ee duleedka Muqdisho.Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka kooxo hubeysan ayaa dilay nabadoonka oo ka mid ahaa ganacsatada waa weyn ee dalka.Amniga Muqdisho ayaa sii xumaanaya maalmahan ,Dilka iyo dhaca ayaana aad ugu soo batay.Ciidanka booliiska ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka bilaabeen howlgallo.Sheekhan ayaa waxay isku deegaan kasoo jeeddaan Sheekh Salaad Ciise oo aha ganacsade oo xalay lagu dilay oo habeen hore lagu dilay degmada Yaaqshid. Ganacsade lagu dilay Muqdisho was last modified: July 16th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyay fududeynta dal ku-galka iyo dhoofinta Qaadka next post Kooxo hubeysan oo dad ugu geystay Gaalkacyo dil iyo dhaawac You may also like Maamulka Koonfur Galbeed oo cadeeyay sababta loo xiray Wariye Mukhtaar Catooosh 22/04/2020 Dagaal faraha looga gubtay oo ka dhacay Gobolka Shabellaha Dhexe 04/06/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 20/07/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Bulshada Gaar ahaan Waxbarashada 20/06/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 12/04/2021 Jabuuti oo loo igmaday dhexdhexaadinta Dowladaha Somaliya iyo Kenya 24/12/2020 DHAGEYSO: BOQOL ARDAY OO BARATAY XIFDINTA QU`AANKA AYAA SHAHADOOYIN LAGU GUDOONSIYE ISKUULKA KAAFIYE EE MAGAALADA BAYDHABO. 10/03/2020 Madaxweynaha Puntland oo ugu baaqay dowladda federalka in ay cadaadiska milatari ka dulqaado Jubbaland 07/12/2020 Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulamo ka wada Magaalada Kismaayo 27/11/2023 AKhriso:-Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika Gen.Thomas Waldhauser oo amray in baaritaan kale lagu sameeyo weerarkii Bariire 14/12/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.