Kooxo hubeysan oo dad ugu geystay Gaalkacyo dil iyo dhaawac written by Warsan Radio 16/07/2022 Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay lagu dilay halkaasi Cirro Xaaji Cali oo ka mid ahaa dhalinyarada magaaladaas.Ninkaan dhalinyarada ayaa dhintay ka dib markii ay haleeshay rasaas ay fureen ciidamo howlgal ku jiray oo ka tirsan maamulka Puntland.Dhanka kale Gaalkacyo waxaa xalay lagu dhaawacay Cilmi Cali Guuleed oo ah madaxa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ee gobalka Mudug.Mas’uulka ayaa dhaawac ka soo gaaray madaxa, kaddib markii ay toogteen koox aan haybtooda la garan.Laamaha amniga Puntland ayaa weli hadlin dilka iyo dhaawaca saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kooxo hubeysan oo dad ugu geystay Gaalkacyo dil iyo dhaawac was last modified: July 16th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ganacsade lagu dilay Muqdisho next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsn You may also like Siciid Deni oo Magacaabay Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta 31/08/2022 Suudaan oo ku gacan seyrtay codsi ku saabsan arrinta wabiga Nile oo uga yimid Itoobiya 13/05/2020 DHAGEYSO: Warka Duhur ee Idaacada Warsan 21/03/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 08/01/2023 Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray dhismaha Waddada Via Liberia ee Degmada Waaberi 24/10/2023 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee idaacada warsan 06/10/2018 Akhriso:-Dowlada Kenya oo ka mamnuucday gobolka xeebta ganacsiga dhuxusha 06/03/2018 Dab Ka Kacay Guri Ku yaala Muqdisho oo Qasaaro Dhaley. 17/06/2018 Shiinaha: Carro iyo murugo ka dhalatay markii uu geeriyooday dhaqtarkii dadweynaha uga digay Coronavirus 08/02/2020 Dad badan oo ku dhintay shil tareen oo ka dhacay Pakistaan 07/06/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.