Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb written by Warsan Radio 20/07/2022 Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda xilgaarsiinta ah ee Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.Wafdiga waxaa Dhuusamareeb ku soo dhaweeyày Mas’uuliyiinta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Galmudug sida, Wasiirka Wasaradda , Wasiir kuxigeenka Wasaaradda, gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Cilmi Cali Ganeey iyo duqa Msgaalada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow.Ujeedka Safarka wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada uu u tegay Dhuusamareeb ay la xiriirto u kuur-galida mashruuca baxnaano ee taakuleynta dadka abaartu saameysay iyo ogaanshaha heerka nolosha ee barakacayaasha ku sugan Gobolka.Wasiirka ayaa la filayaa in uu kulan la qaato Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb was last modified: July 20th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Askari dilay qof Shacab ah next post Ismaaciil Cumar Geelle oo sheegay waqtiga uu xilka ka dagayo You may also like Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Maamulaha Shirkadda Enez oo Ka Hadlay Dardar Gelinta Dhismaha Waddada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye 20/01/2020 Wararkii ugu dambeeyay magacaabista golaha Wasiirada 03/10/2020 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 24/11/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/08/2020 Dowladda Somalia oo Mareykanka kala hadashay taageerada Ciidamada Xoogga 18/10/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 09/10/2021 Farmaajo oo kulan la qaatay Madaxda Maamulka & laamaha Amniga G/Banaadir 23/12/2021 DFS oo kasoo horjeesatay shirkado qorsheynaya inay Shidaal ka baaraan Somaliland 28/12/2022 Sawiro;-Ku Simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Qeybagalay Maunaasabad Lagu Dhaarinayey Golaha Wasiirada Cusub 24/09/2022 Shabaab oo qabsaday degmada Matabaan 23/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.