Dowladda Shiinaha oo ka jawaabtay taageeradii uga timid Soomaaliya written by Warsan Radio 07/08/2022 Dowladda Shiinaha ayaa uga mahad celisay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya taageerada iyo garab istaaga ay u muujisay taas oo ku aadan in Soomaaliya ay Taiwan u aqoonsatay qeyb kamid ah dhulweynaha Shiinaha.Qoraal kooban oo kasoo baxay Safaaradda Shiinaha ee Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay in Shiinaha iyo Soomaaliya uu ka dhexeeyo xiriir saaxiibtinimo soo jireen ah qarniyo ka hor.“Dowladda Shiinaha ayaa si weyn ugu mahadcelineysa taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo walaalaha Soomaaliyeed ayaa lagu yiri” Qoraalka.Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay qoraal ay soo saartay ku caddeysay mowqifkeeda adag ee ah in ay ixtiraameyso siyaasadda iyo Madax bannaanida Shiinaha, iyada oo u aragta in Taiwan uu yahay qayb aan ka maarmi karin oo ka mid ah dhulka Shiinaha.Dowladaha Shiinaha iyo Mareykanka ayaa aad isugu khilaafsan Arrimaha Taiwan, iyada oo ay jiraan dalal kale oo taageeray Shiinaha, waxaana xusid mudan in Taiwan ay horay aqoonsi & taageero u siisay Somaliland oo isku aqoonsan inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale. Dowladda Shiinaha oo ka jawaabtay taageeradii uga timid Soomaaliya was last modified: August 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan next post Israa’iil & Falastiiniyiinta oo Gantaalo is dhaafsaday You may also like DHAGEEYSO;-Warka Galab ee Radio Warsan 17/03/2020 Siyaasi katirsanaa nidaamkii Al-Bashiir oo la xiray 14/02/2022 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyey 17/02/2020 Banaanbax Looga Soo Horjeedo Jabhada TPLF Oo Ka Bilowday Magaalada Jigjiga 07/11/2021 Dhageyso:-Xarunta Ciilaajka Sheekh Ibraahim oo Baydhabo laga furay 28/03/2020 DHAGEYSO:-FADIILATU SHeikh XASAN GAAB CASHARKA 1AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH 01/11/2017 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/07/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 05/01/2021 Maxkamadda gobolka Banaadir oo u fariisanaysa dacwad ka dhan ah eedeeysanayaal loo haysto musuq 01/08/2023 Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya 12/10/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.