DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka written by Warsan Radio 07/08/2022 Kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka furmay Xarunta Villa Hargeysa, kaas oo uneedkiisu yahay ansixinta Golaha Wasiirada Magacaaban, hayeeshee waxaa hareeyay buuq xoogan.Xildhibaan dhowr oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa buuq ka kiciyay fadhiya Golaha ee maanta loo madlan yahay in lagu ansixiyo Golaha Wasiirada.Xildhibaannada qaar ayaa bilaabay inay Firimbi yeeriyaan, waxaana ay qoreen Mooshin ay ku dalbanayaan in ansixinta laga dhigo Cod qarsoodi ah. Hase ahaatee Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa diiday oo mooshinkaas ku tilmaamay in uusan sharci aheyn.Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa dalbaday in Xildhibaannada buuqa wada banaanka looga saaro Xarunta Golaha Shacabka. DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka was last modified: August 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar next post Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan You may also like QM oo Soomaaliya ugu deeqday dhaqaalle loogu tala galay abaaraha 26/02/2022 Akhriso:-Ra’iisal Wasaare Khayre oo daah-furay kulanka wadatashiga siyaasadda loo dhanyahay 04/07/2018 Dhageyso:-Bandhiga Maanta Waxaa Marti ku ahaa Culamaaudiinka Ree Baydhabo oo ay ka mid ahaa yeen sh. xasan gaab sh.aadan shekh sayid iyo cabdi Fataax sh. xasan 18/01/2017 Dowladda oo sheegtay inay dagaal ku dishay Xubno katirsan Al-Shabaab 01/04/2023 Midowga Musharaxiinta oo Walaac ka muujiyay sida ay ku bilowdeen Doorashooyinka dalka 16/08/2021 Soomaaliya & Shiinaha oo ka wada hadlay Amniga & Ganacsiga 01/03/2022 Dhageyso:- Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan 29/08/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 14/01/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 11/05/2021 Xafiiskii laga Maamulayay Hawada Soomaaliya ee Nairobo oo la xirey 18/06/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.