Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay written by Warsan Radio 10/08/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.Xubnaha Gudiga oo Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay ayaa u balan qaaday Guddoomiyaha inay warbixin si deg deg ah warbixin uga keeni doonaan dhacdadii ka dhacday Xarunta Golaha intii ay socotay ansixintii Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.Guddoomiyaha Golaha Sacabka ayaa shalay Magacaabay Guddiga uu u xilsaaray duacdadii Golaha Shacabka,kuwaas oo ka kooban 5 Xubnood, balse waxaa ka cudur daartay in uu kamid noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa, hayeeshee Guddoomiyaha ayaa ku bedelay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Abuukaate. Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen You may also like DAAWO VIDEO waxaa dood kuluul dhaxmartay gudoomiyaha golaha badbaadada KGS IYO WAZIIR EELAY. 06/02/2017 Weerar lagu qaaday saldhig ay Ciidamada Mareykanka ku leeyihiin Ciraaq 04/01/2022 Maamulka Degmda Wajid Oo Baaq Udiray Wasarada Biyaha KGS. 18/12/2022 Dhageyso:Warka Duhur ee Idaacada Warsan 09/05/2020 Xaliimo Yarey oo ka jawaabtay eedeyntii Madasha Xisbiyada Qaran 29/06/2020 Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Guddoomiyaha Aqalka Sare 14/01/2022 Dhageeyso:-Warka Galab nimo ee Idaacada Warsan 07/04/2019 Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Ingiriiska 11/03/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 14/06/2020 Raysalwasaaraha cusub Lubnan oo helay taageerada xisbiyada Sunnida 01/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.