Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like Dowladda oo ka shirtay saameynta dalka ee COVID-19 22/05/2020 Khilaaf oo ay soo kala dhexgalay Masar iyo Mareykanka 29/01/2022 Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia oo Warqadaha Aqoonsiga laga guddoomay 20/06/2022 Daawo Muqalka Warmuriyeedka Doorashada KGsomalia Odiyashada Dhaqanka 06/11/2018 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/03/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 25/11/2020 Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Guddiga Madaxa Banaan Ee La Dagaalanka Musuqa 16/11/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 05/06/2020 Dhageyso:-Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 21/08/2021 Shirkii Jabuuti oo lagu heshiin waayay War Murtiyeedka laga soo saarayo 17/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.