Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Addis Ababa written by Warsan Radio 13/10/2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta soo gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia.Ra’iisul Wasaaraha oo ka qaybgali doona shirka caalamiga ee Madasha Tana, ayaa waxa garoonka dayaaradaha ee Addis Ababa si diirran ugu soo dhaweeyay, Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga PP ee haya talada dalka, Mudane Aadan Faarax Ibraahim, Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafa Cumar iyo masuuliyiin kale.Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha waxaa ka mid ah Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Xirsi Jaamac Gaani, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda, Cali Maxamed Cumar, Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha, Maxamed Cali Xagaa, Wasiir ku xigeenka Duulista Hawada, General Sulub Axmed Firin, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha, Cabdixakiim Xasan Ashkir, Senator Ilyaas Beddel Gaboose, La Taliyayaal iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Addis Ababa was last modified: October 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ciidamo & Gaadiid dagaal oo gaaray degaanka Yasooman & dhaq dhaqaaqyo ka bilaawday next post Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan You may also like Dowladda Turkiga oo aad u cambaareysay weeraradii Bariire iyo Awdheegle 04/04/2021 kulanka warsanradio wareysi aanla yeelaney abdiraxman oo uu joogo magaalada beledweyne ee hiiraan. 06/09/2016 Dowladda Somalia oo daah-furtay dood cilmiyeed ku saabsan horumarinta dalxiiska Dalka (Sawirro) 07/09/2020 Akhriso:-Maxkamadda ICJ, oo Ku Wajahan Somalia Iyo Kenya Kadib Wada-Xaajoodkii Murankii Xuduud-Baddeedka 23/03/2019 dhageyso:-Munaasabada 15 may maalinta dhalinyarada Soomaaliyed ayaa manta lagu qabtay magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan 15/05/2017 Maxaa looga hadlay kulankii ka dhacay hoyga Madaxweyne Xasan Sheekh ee Muqdisho? 02/09/2020 DFS oo kasoo horjeesatay shirkado qorsheynaya inay Shidaal ka baaraan Somaliland 28/12/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 16/08/2022 Sida Turkiga iyo Pakistan ay uga falceliyeen siyaasiga kitaabka Qur’aanka ku gubay misaajid hortii 29/01/2023 Musharixiinta garabka mucaaradka ee Soomaaliya oo mar kale sheegay in aysan ogoleyn doorasho hal dhinac ah 20/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.