Kenya oo faah faahisay sababta ay ciidammo ugu direyso Kongo written by Warsan Radio 06/11/2022 In ka badan 100,000 oo qof ayaa guryahooda ka cararay halka tobanaan qofna la dilay ka dib markii uu dib u qafrxay dagaal u dhaxeeya ciidamada Kongo iyo fallaagada M23. Waa dagaalkii ugu muddada dheeraa sidoo kalana ugu dhimashada badnaa.Hada se ciidamada Kenya ayaa ku biiraya dagaalka si ay u taageeraan milatariga Kongo, xasiloonidana dib loogu soo celiyo dalkan qaniga ku ah macdanta.Wasiirka Gaashaan dhigga Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa bartiisa Twitter soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo ciidamada Kenya ay u direyso DRC Congo ka dib markii uu ka qeyb galay xafladda sagootintooda: “Kenya, iyada oo raadinaysa in ay hogaamiso kobaca gobolka Bariga Afrika, waxa ay danayn qoto dheer oo joogto ah u leedahay ilaalinta nabadda Geeska Afrika iyo guud ahaan qaaradda Afrika.”“Waxaan aad uga shaqeynaynay sidii aan beesha caalamka ugu abaabuli lahayn inay taageerto ciidamada bariga Afrika,” ayuu yiri wasiirka gaashaandhigga Kenya Aadan Ducaale oo munaasabadda ka hadlayay. Kenya oo faah faahisay sababta ay ciidammo ugu direyso Kongo was last modified: November 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Puntland iyo Galmudug oo gaaray heshiis ka kooban Shan qodob next post Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo You may also like DFS oo soo bandhigtay shuruudaha laga rabo Shirkadaha ka qeyb qaadanaya daabulida xujeyda Soomaaliyeed 14/04/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 30/06/2020 Wasiirka Caafimaadka oo sheegtay in dad cusub laga helay cudurka Coronavirus 27/08/2020 SoDMA oo Shixnad gargaar ah u dirtay dowlad goboleedka Jubbaland 27/03/2024 Madaxweynaha Ukraine oo shuruud ku xiray in uu wadahadal la galo Ruushka 07/05/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 12/12/2020 Dhageyso:-ku celiska Barnaamijka Barashada Beeraha 05/01/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 01/05/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/05/2021 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 15/11/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.