Askarigii dilay Juweeriya Subcis oo dil lagu xukumay written by Warsan Radio 13/12/2022 Askari ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa lagu xukumay dil kadib markii bishii Oktoobar 25-keedii uu toogasho ku dilay Juweeriya Subcis oo ka tirsanayd baarlamaanka gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.Xukunkan oo galabta dhacay waxaa idaacadda VOA u xaqiijiyey Maxamed Deeq Ibraahim oo ka tirsan xafiiska caddaaladda ee dawlad degaanka. Xukunkan waxaa ridday maxkamadda sare ee gobolka.Juweeriya Subcis ayaa ku dhimatay rasaasta uu riday askarigaas xilli ay ku suganayd garoonka diyaaradaha ee Jigjiga, waxaana ku dhaawacmay laba qof oo kale.Ma cadda xilliga askarigan lagu fulin doono xukunka. Sidoo kale ma cadda in askariga la xukumay uu racfaan ka qaadan doono xukunka. Askarigii dilay Juweeriya Subcis oo dil lagu xukumay was last modified: December 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maraykanka oo qorshaynaya inuu Afrika ugu yabooho $55 Bilyan next post Iran ayaa xukun deldelaada ku fulisay qofkii labaad ee ka mida debedbaxayaasha You may also like Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 31/07/2023 Maamulka Gobolka Hiiraan iyo DDSI oo xal ka gaaraya colaadda beelo Soomaaliyeed oo Aabaaley ka dhacday 21/06/2020 Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay kulan loogu ducaynayey Shuhadadii 14 Oktoobar 14/10/2020 Tariibayaal doonayay in ay galaan Yurub oo badda ku geeriyooday 15/11/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 12/06/2021 Xamse “Dilalka loo geysanayo aqoonyahanka ma ahaan wax laga aqbali karo Somaliland” 17/08/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 15/04/2022 Ciidanka Xoogga Oo Howlgallo Qorsheysan Ka Fuliyay Jubbada Hoose 14/11/2022 Horjooge ka tirsan Al-Shabaab iyo darawalkiisa oo maanta la xukumay 12/10/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 14/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.