Ukraine oo fashilisay weerar cirka ah oo Ruushku ku qaaday Kyiv written by Warsan Radio 15/12/2022 Ukraine ayaa sheegtay Arbacadii inay fashilisay weerar uu Ruushku ku soo qaaday caasimadda dalkaas ee Kyiv, iyada oo isticmaalaysa nidaamkeeda difaaca cirka, waxaana Ukraine ay sheegtay inay soo rideen illaa 13 diyaaradood oo aan nooca aan duuliyaha lahayn oo siday qaraxyo kala duwan, kuwaas oo isku dayayey inay soo galaan hawada caasimadda, inkasta oo burburkoodu uu khasaare u geystay illaa shan dhisme.Maayarka caasimadda Vitali Klitschko ayaa sheegay in qaraxyo laga maqlay badhtamaha degmada Shevchenkivskyi eek u taalla badhtamaha caasimadda Kyiv, isagoo intaas ku daray inaanu jirin wax khasaare ah oo ka dhashay weerarkaas.Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa barteeda Twitterka ku sheegtay in Ruushku uu soo qaaday weerarka kale oo uu adeegsanayo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, waxanaynta ku tilmaameen Moscow inay keliya kalsooni dareemaan marka ay weerarayaan magalooyinka nabadda ah.Weeraradan loo adeegsanayo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa qayb ka ah, weeraro xooggan oo Ruushku tan iyo bishii October ku bartilmaameedsanayey xarumaha laydhka, xarumaha biyaha iyo goobaha kale eel aga bixiyo adeegyada dadweynaha, isaga oo doonaya inuu ku niyad-jebiyo dadka reer Ukraine, gaar ahaan xilliga jiilaalka. Ukraine oo fashilisay weerar cirka ah oo Ruushku ku qaaday Kyiv was last modified: December 15th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan next post gudoomiye waaxeed Kooxo hubeysan oo ay ku dileen magaalada Garbahaarey You may also like Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Waajid “SAWIRRO” 19/06/2021 Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Hay’addaha Samafalka u Dirtay Baaq Ku Aadan Fatahaadaha Webiga Shabeelle 04/08/2020 Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan 29/10/2022 Gaari laga soo buuxshay waxyaabaha qarxa oo lagu qabtay duleedka Afgooye 14/02/2021 Booliska Nigeria oo lagu eedeeyay toogashada haaweeney xaamilo ah 28/12/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 16/10/2021 Dhageyso:-Digniin ku socota dadka xumaha faafiya 19/11/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Caalamka 29/08/2020 Kiiska Badda oo Agoontoobey, Halyeeyga Eng Saalixi oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikhdiisa! 02/09/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 03/07/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.