Madaxweyne Xasan: Ciidanka jira Eritrea bisha ayey soo laaban doonaan written by Warsan Radio 20/12/2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidmada Soomaalida ee ku sugan dalka Eritrea la billaabi doono inay dalka kusoo laabtaan bishan December gudaheeda.Madaxweynaha ayaa sheegay in keenista ciidankaas la dhammaystiri doono bisha Janaayo 2023-ka.Hadalka Madaxwyenaha waxaa baahiyey warbaahinta dawladda Soomaaliya, waxaana uu ka hadlayey kulan uu dhowaan la yeeshay jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka“Dhallinyarada jirta Eritrea waa ay soo laaban doonaan dhowaan,” ayuu yiri madaxweynaha oo hadlayey toddobaadkii tegay, balse muuqaalka hadalkiisa la baahiyey maaanta.“Waxay imaatinka billaabi doonaan kahor dhammaadka bisha December, waxaana lasoo geba-gebeyn doonaa Janaayo. Waa diyaar xilligan ma fileyno dib u dhac.”Ciidankan ayaa madaxdweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahai Farmaajo uu sheegay inay dhan yihiin 5 kun oo askri. Madaxweyne Xasan: Ciidanka jira Eritrea bisha ayey soo laaban doonaan was last modified: December 20th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan. next post Ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa degmada Doolow oo deg deg looga qaaday You may also like Axmed Macalin Fiqi Oo Odayaasha Dhaqanka U Diray Farriin Ku Aaddan Dagaalka Al-Shabaab 02/09/2022 Safiirka Britain” Doorashooyinka Soomaaliya waxaan ku aragnaa arrimo badan oo isku mid ah soo noqnoqday 08/12/2020 Akhriso:- WAR SAXAAFADEED. Ergeyga Qaramada Midoobay oo bogaadiyey geesinimada iyo dedaalka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Maalinta Saxaafadda Adduunka. 03/05/2018 Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka? 20/02/2023 Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn cusub ku dilay Xubno katirsan Al-Shabaab 18/08/2023 Dhageyso+Sawiro :-Barnaamijka Wacyi Galinta Haweenka Soomaaliyeed ee ka qeyb galka Siyaasada Dalka. 20/06/2020 Tartan aqooneedka Cilmi iyo asluub ee warbaahinta warsan ayaa caawa galay Habeenkiisii 8aad 30/03/2023 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 18/01/2020 Wararkii Ugu dambeeyay Xiisad ka taagan gobolka Saaxil 03/08/2023 Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho & Safiirka Turkiga? 07/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.