
Labada Xubnood oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa lagu kala magacaabaa Xildhibaan Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdullahi-Carab) iyo Cabdullaahi Cabdi Maxamed (Geel-gaad) oo
Xildhibaanada oo ka soo jeeda Beelaha Direed ayaa iscasiladooda waxay timid markii ay shir maanta yeesheen Xildhibaanada Beeshaas oo saluugsan qaabka loo wajahayo arrinta Laascaanood.
Waxaa ay sheegeen in sababo iyaga u gaar ah ay isaga casileen Xubnimada Guddiga, iyaga oo u mahad celiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)