Xaflda Waxa Ka Soo Qayb Galay maamulka Degmda Wajid Uu Hogaamiyo Gudoomiyaha Degmada Wajid Mudane Mohamed Yussuf Ali , Sarakiisha Ururka 260,aad Guutada 9,aad Qaybta 60,aad Kuwa ATMIS iyo Talyaha…
ATEERA
Kulankii Wada-Jirka Ahaa Ee Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Baaqday Kadib Weerarkii Hoteel Villa Rosa
Baydhowy-{WMN}-Waxaa Maanta baaqday kulankii wada-jirka ahaa ee labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kaasi oo loo madalsanaa maanta. Fariin lo dirtay Xildhibaanada ayaa loogu sheegay in gabi ahaanba uu baaqday kulankii…
Baydhowy-{WMN}-Shirweynaha Caalamiga ee Malgashiga Soomaaliya oo ay ka soo qeybgaleen Madaxda Dowladda, Hey’adaha ka shaqeeya Mashaariicda, Ganacsatada, Maalgashadayaal caalami ah iyo Martisharaf kale ayaa goordhow ka furmaya magaalada Muqdishu. Madaxweynaha…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 21 aad Dhaqanka Soomaalida Iyo Ganacisiga Haweenka ? barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri…
Jubbaland Oo Soo Bandhigtay Ciidankii Ugu Badnaa Ee Loo Diyaariyay Dagaalka AL-Shabaab
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay Ciidamada Qalabka sida ee loo diyaariyay howlgalka dhawaan ka bilaabanaya deegaanada Jubaland. Madaxweynaha waxaa wehelinayay Wasiirka…
Wasiiru dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Abdisalam Sharif Hussein oo qeyb ka ahaa wefti uu hoggaaminaayey Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka XFS mudane, Saalax Axmed Jaamac oo dalka…










