Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Maxamed Abdiraxman
ATEERA
Dhageyso:- fariin ku saabsan wacyi galin oo looga hortagaayo waxyeeladda Duumada ama Malaariyada
Hoos ka Dhageyso:- fariin ku saabsan wacyi galin oo looga hortagaayo waxyeeladda Duumada ama Malaariyada https://fb.watch/gXiVPrgAAU/ http//fb.watch/gXiS9aRH-R/ Dhageyso:- fariin ku saabsan wacyi galin oo looga hortagaayo waxyeeladda Duumada ama Malaariyada…
Golaha Wasiirada oo ansixiyay Qaraar la xiriira deegaannada laga saaray Al-Shabaab
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindise Sharciyeed, Qaraar la xiriira deegaannada laga saaray Al-Shabaab iyo…
Xasan Sheekh “Soomaaliya maanta waxa ay leedahay hal cadaw, cadawgaasna waa Alshabaab”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa gaaray deegaanka Nuur-dugle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Deegaankan ayaa ka mid ah goobaha ciidamada…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Mudane Abdullaahi Haaji Hassan oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Mudane Mohamed Mohamed Khaire Guddoomiyaha Gobolka Baay Mudane Abdifatah Mohamed Ibraahim Lataliyaha…
Baydhabo-{WMN}- Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xeray cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed. Dufcadaan oo noqoneysa dufcadii 17-aad ee ciidanka…










