Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 19 aad Nidaamka wada lahaanshaha ganacsiyada iyo Faaidadiisa ? barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed (…
ATEERA
Guddiga Difaaca Ee Golaha Shacabka Oo Kulan Xasaasi Ah La Yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac ). Kulanka waxaa shir-gudoominayey Guddoomiya Guddiga Difaaca Mudane Yuusuf Geelle Ugaas muhiimada kulanka…
Baydhabo-{WMN}- Axsaabta mucaaradka ee Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa ku adkaysanaya in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisaba aanay sharci ku fadhiyin xafiisyada, maadaama waqtigii dastuuriga ahaa…
Baydhabo-{WMN}-Guddoonka iyo Dhammaan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗦𝗵. 𝗖𝗮𝗱𝗱𝗲 oo ku geeriyoodeey Magaalada Muqdisho. Guddoonka…
Faransiiska Iyo Ingiriiska Oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Saabsan Ka Hortagga Qulqulka Muhaajiriinta
Baydhabo-{WMN}-Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa kala saxeexday heshiis ku saabsan sidii looga hortaggi lahaa muhaajiriinta sida sharci darrada ah uga tallaabeysa kanaalka Ingiriiska. Sida uu heshiiska dhigayo, Britain waxay sanad kasta…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magacaabay Wasiirka Cadaalada Koonfur Galbeed. Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa waxaa Xasan Cabduqaadir Maxamed…
SAWIRO wafdii uu hoggaaminayo Madaxweyne Lafta-gareen ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe.
Baydhabo-{WMN}_Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Baraawe. Socdaalka Madaxweynaha ee Magaalada Baraawe ayaa ah Xaragjarka…
Lafta-Gareen Oo Shaaciyay In Maamulkiisu Uu Diyaariyay Qorshe Dagaal Oo Ka Dhan Ah AL-Shabaab
Baydhabo-{WMN}_Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed ( laftagareen) oo ku sugan degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in kacdoon Shacab oo ka dhan ah Al-Shabaab…
Gargaarkii ugu horeeyay oo la gaarsiiyay gobolka Tigre tan iyo markii la heshiiyay
Baydhabo-{WMN}_Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa ku dhawaaqday in kolonyadii ugu horreysay ee sida gargaar caafimaad ay gaartay shalay gobolka Tigre, ee waqooyiga Itoobiya, kaddib heshiiskii nabadeed ee…









