Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada ku xiran, Iyadoo laga duulayo faya dhawrka caafimaad ee…
ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo manta ugu amba-baxay dalka Ereteriya, xilli shalay uu kasoo laabtay dalka Masar. War kasoo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in…
Sawiro:-Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo ahna duqa Magaalada Abdulaahi Ali Watiin ayaa Gudoomiyey kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga iyo dib usoo celinta Bilicda Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.
Baydhabo{WMN} 𝗡𝗼𝘃 𝟭𝟬/𝟭𝟭/𝟮𝟬𝟮𝟮Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magalada Mudane Abdullahi Ali watiin Ayaa Manta Shir gudoomiyey Shir looga Hadlayey Amaanka Magalada Baydhabo Shirka Amniga Degmada Baydhabo oo Todabaadkiiba mar la…
Dowladda oo milkiilayaasha hotelada & maqaayadaha ugu baaqday inay ka feejignaadaan weerarada Al-Shabaab
Baydhabo{WMN}Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qoraal kasoo saartay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka, iyada oo Shacabka ugu baaqday inay ka feejignadaan weerarada Al-Shabaab.…
Wafdi Ka Socday DFS Oo Shir Kusoo Bandhigay Saamaynta Somalia Ku Yeelatay Isbedelka Cimilada
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay kulan uu soo agaasimay Bangiga adduunka oo looga hadlayay isbedelka cimilada iyo sugnaanta cunnada. Ra’iisul…










