Baydhabo-{WMN}-War Saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgal wadajir ah oo ay ka sameeyeen deegaanka Ceel…
ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka sirdoonka Iran ayaa u sheegay in waddanka ay xafiiltamaan ee Sacuudi Carabiya in aanu sii jiri doonin dammaanad qaadka Tehraan ee ku aaddan “samirkeeda istiraatiijiyadeed,” sida ay sheegtay wakaaladda…
Maamulka G/ Shabeellaha Dhexe oo soo bandhigay Ciidamo loo diyaariyay la dagaalanka Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan Maamulka Degmada Raagacelle Xildhibaan Cabdiraxman Gacal iyo KorneylMasdile ayaa gaaray Degaanka Bakajeex ee Gobolka Shabellaha Dhexe. Guddoomiyaha iyo mas’uulyiinta la socotay ayaa waxaa…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Wariye Nuurto Maxamed Xuseen (Bardhere) iyo Wariye Yusuf Sheikh Adan (Qalinle) Dhageyso;- Barnaamijka Bandhiga Warsan ee Idaacada Warsan was last modified: November…
Maamulka G/Hiiraan oo hay’adaha UN-Ka kala hadlay gurmad gaarsiinta degaannada laga saaray Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda gobolka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle oo ay wehliso Mayarka Magaalada Beledweyne Marwo Nadar Tabaax Maalin iyo Guddoomiye ku xigeenka Amniga siyaasadda Degmadda Beledweyne Guddoomiyaha…
Baydhabo-{WMN}-Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu sheegay in kadib markuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn lagu sameeyo Golaha Dhaqaalaha Qaranka si…
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. War kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya…









