Baydhabo-{WMN}-Mareykanka ayaa sheegay in tallaabada ay ku tijaabisay gantaal cusub oo siday dayax gacmeed sabtidii uu ahaa mid walaac xoogan dhalin kara. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay in…
ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan qaar kamida wafdigiisa ayaa ka qeyb galay xaflad soo dhaweyn ah ay u sameeyeen…
Hindiya oo ku guulaysatay tijaabada Gantaal ay wal-wal ka muujiyeen Pakistan iyo Shiinaha
Baydhabo-{WMN}-Hindiya,ayaa tijaabisay Gantaal nooca Gantaalada kale ka hortagi kara ah oo awood u leh inuu burburiyo Gantaalada Nukliyeerka iyo Diyaaradaha dagaalka ee hawada ku jira.Gantaalkan difaaca waxaa sameeyay Shirkad fadhigeedu…
Sawiro:-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Federaalka Soomaaliyo Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Koonfur Galbeed Oo Gaaray Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool
Wafdii Oo Uu Hogaaminaayo Wasiirada Wasaaradaha arrimaha gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Koonfur Galbeed Mudane Abdullahi Haaji Hassan ayaa maanta gaarey…
Baydhabo-{WMN}-Magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar waxaa ka socda shirweynaha 27-aad ee Qaramada Midoobay ee sanad kasta looga hadlo wax ka qabashada isbedalka cimillada. Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya hoggaamiyaal…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Maamulka degmada iyo Saraakiisha Ciidamada. Socdaalka…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in lala wareegay degaanka Wabxo iyo degaano kale
Baydhabo-{WMN}-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ay MAanta Al-Shabaab kala wareegeen deeggaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo muddo 15 sanno ka…
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa maanta gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda amniga Caasimadda Puntland ee Garoowe. Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay Taliye…
Shirka Amniga ee Dowlad gobaleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa lagu Qabtay Magaalada Baydhabo
Wasiirka Wasaradda Amniga Gudaha Koonfur Galbeed Maxamed Isaaq Cabdi ayaa Guddoomiyey Shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed oo ay ka qeybgaleen Agaasimaha Madaxtooyada, Gudoomiyaha Gobolka Baay, Saraakisha Laamaha Amniga qeybahooda kala…










