Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kusugan Magaalada Muqdisho ayaa xalay kulan is cafin ahaa la qaatay qaar kamid ah 8-dii xildhibaan ee laga saaray Baarlamaanka Puntland 3…
ATEERA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee QM kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António…
Wasiirka Bartoolka oo Qirtay inaan wax weyn laga bedelin Heshiiska Shidaalka ee muranka dhaliyey
Baydhowy-{WMN}-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa 20-kii Bishii Octoober ee sanadkan 2022 shaacisay in dowladda Somaaliya ay ku guuleysatay toosinta iyo dhameystirka heshiiskii wadaaga wax soo saarka shidaalka ee lala galay shirkadda Coastline…
Baydhowy-{WMN}- Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada ayaa kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo.…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmad Macalin Fiqi ayaa Maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay, waxaana garoonka diyaaradaha ee Shaatigaduud ee magaalada Baydhabo kusoo soo dhoweeyey…
Baydhabo-{WMN}-Dagaal xoogan ayaa waxaa uu weli ku dhexmarayaa Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dib u xoreynta Gobolka Hiiraan ee loo yaqaano macawiisleyda & Al-Shabaab degaannada Dhoqor iyo Baarrey oo…










