Baydhabo-{WMN}- Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee shalay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ku qabtay mooto Bajaaj sidday ugu yeraan labo nooc oo qarax ah, kuwaasi…
ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliy dhigiisa dalka Ereteriya Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Badda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka…
Baydhabo-{WMN}- Dowladda Itoobiya iyo ciidamada Tigreega ayaa Sabtidii kala saxiixday heshiis dejinaya qorshaha hir-gelinta heshiiskii nabadeed ee labada dhinac ay ku gaareen waddanka Koonfur Afrika bishan. Wakiillo ka kala socda…
RW Xamse Oo Xariga Ka Jaray Xarunta Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Farriina Diray
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda ay…
Baydhabo-{WMN}- Labada xisbi ee mucaaradka ah ee Somaliland ayaa sheegay inaysan Madaxweyne u aqoonsanayn madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumaddisia. Hadalkan ayey xisbiyadu sheegeen in ay ku egtahay mudda…










