Baydhabo(WRB)Saktarka Sedexaad Ciidamada Midowga Africa Ee Amisoon Baay Bakool iyo gedo Ayaa Dhawaan WaxaaUu Kahadley Howlgalada Ay Kasocdaan Degmooyinka Baay iyo Bakool Howlgaladaasi Oo Si Wada Jir Ah Ay Uwadaan…
ATEERA
Barlin(WRB)- Ninkii Suuriyaanka ahaa ee dhawaan ciidamada Jarmalku howlgalka kusoo qabteen islamarkaana ku eedeysnaa arrimo argagixiso ayaa waxaa meydkiisa laga helay xabsi ku yaal magaalada Leipzig ee dalkaasi Jarmalka.…
Jowhar-(WRB)- Waxaa goor dhow Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe lagu doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle. Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa u tartamayay Abuukar Xasan Maqani iyo Sheekh Cusmaan…
Muqdisho-(WRB)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka maamulka cusub ee HirShabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar oo ah xarunta…
Jowhar-(WRB)- Waxaa goor dhow Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe lagu doortay Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Maamulka Hirshabeelle. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa u…








