Muqdisho-RisaalaFM- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay hoggaanka cusub ee Maamulka Hirshabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa loo doortay…
ATEERA
Baydhabo(WRN)Baarlamaanka koonfur Galbeed ayaa soo gaba gabeeyay Doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Dowlad Gobaleedkaas koonfur Galbeed. Doorashadan ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, Guddiga Doorashooyinka Maamulka Koonfur…
Mudanaayasha baarlamaanka Puntland oo ay soo xaadireen in ka badan 50 Mudane waxaa shir Guddoominayay guddoomiyaha Barlamaanka PuntlandAxmed Cali Xaashi, waxaana Goob jog ahaa Guddiyadda doorashooyinka dadban ee heer Federaal iyo…
Muqdisho(WRB)- Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Midowga Yurub (EU), Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, iyo Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay sida guusha leh ee lagusoo gunaanaday geedi-socodkii…
DHASGEYSO+WAREYSI:AFAYEENKA JAALIYADA DIGIL IYO MIRIFLEH C/QAADIR AXMED JIIFSAGAAREY OO KAHADLAYA SHAQSIYADII IYO TARIIQDII UU LAHAA MARXUUN ISAAKH MALAAQ IBRAAHIM
Baydhabo(WRB)Alle Ha”unaxriiste Waxaa Dhawaantaan Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka bay Ku Geeriyoodey Marxuun Isaakh Malaaq Ibraahim Oo Ahaa Malaaq Si Weyn Loogu Yaqiiney Koonfurta Somaliya Waxaa Uu Marxuunku Ku Dhashtey…
Dhageyso+Warbixin+Daawo Sawiro:G/gobolka Baay Ayaa Shaaciyey inuu Yahay Musharax Xildhibaan Qaran
Baydhabo(WRB)Inkastoo Ay Isu Soo Tareyeen Musharxiinta Utaagan Xilka Kursiga Xildhibaanka Qaran Ee Doorooshooyinka Dadban Ee Sanadkaan 2016 waxaa manta isu soo sharaxey gudoomiyaha gobolka bay rashiid cabdulaahi maxamed isagoo mushrxinamadiiisa…










