Baydhabo-warsanradio-Waxaa maanta la dooratay xildhibaanada todobo kursi ee aqalka hoose baarlamaanka federalka soomaaliya 2016 2020da. Xilddhibaanada aqalka hoose ee manta la doortay kumajirin haween,inkastoo ay fadhiyeen sedex haween ah oo…
Author
ATEERA
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Booliska gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay Howgallo ka wadaan tuulooyin hoostaga Degaanka Goof-gaduud. Gudoomiyaha Degaankaasi Goof-gaduud Buurey Xasan Xuseen oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kaga tacsiyadeeyey dowladda iyo shacabka Turkiga dadkii ku dhintay weerarkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. “Anigoo ku…










