Baydhabo(WMN)Wasaarada arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulka koonfur galbeed ee soomaaliya ayaa kulankii sedaxaad ku qabatay magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay, kaasi oo kusaabsanaa sidii aqoontooda kor loogu…
ATEERA
Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed oo kulan la qaatay Wasiiru-Dowlaha Britain u Qaabilsan Arrimaha Afrika oo maanta soo gaaray magaalada baydhowa.
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen Ayaa Daahfurey Xarun loogu Talagalay inay Tawabar ku Qaataan Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 60aad Taasi oona ay…
SAWIRO: Masuulin Katirsan Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo Dib-u-heshiisiyiinta maamulka KG oo baydhabo dib ugu soo labteen.
Baydhabo(WMN)Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo Dib-u-heshiisiyiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Abbuukar ayaa Maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo ka dib Markii Magaalada Garoowe uga qeyb…
SAWIRO:Wasaaradda boostada isgaarsinta iyo Teknoolajiyada Dowladda KG Oo la kulantey Shirkadaha isgaarsinta Magaalada Baydhawo.
Baydhabo(WMN)Kulanka joogtada ahaa ee Wasaraadda Postada, Isgaarsinta iyo Tiknolojiyadda iyo Shirkadaha isgaarsinta Magaaladda baydhawo ayaa waxaa maanta Shir Gadoomiyey Wasiirka Wasaarada Boostada isgaarsinta iyo Teknoolajiyada Dowladda Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane…
Dhageyso+Sawiro:-Wasaarada Dhalanyarada iyo Ciyaaraha KG oo Maanta Baydhabo lagu daahfurtey Kulan looga hadlaayo Horumarinta Siyaasadda Dhalanyarada KGS.
BAydhabo Somaliya-{WMN}-kulankan oo si wadajir ah ay usoo Qabanqaabiyeen Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed iyo Tubta Nabada Soomaaliya ayaa waxaa uu socondoona mudo Sedax maalin, Waxaana looga hadlaya Hormarinta…
SAWIRO:Garoonka Diyaaradaha Shatigaduud international airport Ee Magalada Baydhabo Oo Dayactir Lagu Waddo
Baydhabo(WMN)_ Wasiirka wasaarada gadiidka maamul goboleedka koonfur galbeed Xasan Xaseen Maxamed (Elaay) Ayaa waxaa uu kormeer ku sameeyay dayactir lagu waddo Garoonka Diyaaradaha Shatigaduud international airport Ee Magalada Baydhabo oo maalmahaaniba…
Daawo Video: Lacag Xildhibaanada DFS Oo Gaarsiyeen Shacabka Ku Dhibaataysan Degmada Berdaale
BERDAALE(WMN)_ $40,000 ( Afartan Kun Oo Dollar ) Oo ay ugu talagaleen Gargaarka Gurmadka degmada Berdaale aayey gaarsiiyeen dadkii ay saameeyeen fatahaada daaadadka degmada Berdaale Xildhibaanada Qaran ee Maalmahan Joogey degmada,…










