Baydhabo(WMN)_Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee qeybta 60 aad Jenaral Mohamed Sheekh Abdullahi oo howlo shaqo ugu maqanaa Mudo isbuubac Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa dib ugu soo…
ATEERA
Sawiro: Tababar Ku Saabsna Dhiirigelinta iyo Ilaalinta Xaquuqda Aadanaha ayigoo laga Eegayo xaga Jinsiga Oo Baydhabo Kafurmay
Baydhabo_(WMN)_Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Gollaha Wakiilada KGS ayaa maanta Magaalada Baydhabo Tababar uga furey Gudiga Xaquuqda aadanaha oo isugu jira Xildhibaano Barlamanka Dowlada Federaalka ,Hiirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya kuwaasi…
Sawiro: Kulanka Wadatashiga Wasaaradaha Owqaafta Iyo Arimaha Diinta Ee Heer Faderaal Iyo Heer Dowlad Goboleedka Oo Maanta Kadhacay Magalada Muqdisho
Baydhabo(WMN)_Wasiirka Wasarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Abdullahi Abdirahman Ibraahim( Baardheere) iyo agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Mohamed Shariif Abdullahi ayaa magaalada Muqdisho ugu qayb galay kulan…
Sawiro: Gudoomiye Abdisalaan Xaaji Siidow Oo Maanta Kulan Kusaabsan Horumarinta Degmada Diinsoor Laqaatay Ganacsatada Degmadaasi.
Diinsoor(WMN)_Guddomiyaha Degmada Diinsor ee Gobolka Baay Mudane Abdisalaan Xaaji Siidow ayaa Maanta Kormeer ku tagey goobaha wax barashada Degmada Diinsor sida Iskuulka weyn ee Degmadaasi. Wuxuna Maamulka Iskuulka ka dhageystay…
Baydhabo(WMN)_Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdiga uu hugaaninayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo Ee Caasamada Kumeel gaarka ah ee Koonfur…
Sawiro:Mashruuc oo socon doono muddo 4 sano ah oo Wasaaradda Qorsheynta kg kafurtay magalada abaydhabo
Baydhabo(WMN)_Shir ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha uuna shir gudoominaayey wasiir Axmed Madobe Nunow ayaa maanta ku qabsoomey Baydhabo. Shirkaan oo ay ksoo qeyb galeen madax…
Sawiro: Tababar Muddo Seddax Maalin ah Baydhabo ugu socdey Guddiyada Xuquuqul Insaanka Barlamanada Hiirshabeele Iyo KG oo lasoo xiray.
Baydhabo(WMN)_Guddomiye Kuxigeenka koowaad ee Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta si rasmi ah usoo xirey Tababar Muddo Seddax Maalin ah Baydhabo ugu socdey Guddiyada Xuquuqul Insaanka Barlamanada Hiirshabeele Iyo Koonfur…
DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka K G Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Oo Xafiiskiisa Ku qaabiley Wafdi Ka Socdey Dowladda Finland
Baydhabo(WMN)_Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa maanta Xafiiskiisa Ku qaabiley Wafdi Ka Socdey Safaarada Finland. Waxaana qeyb ka ahaa wafdigaasi Wasaaradda arimaha dibadda…










